Gobol codadkiisa uu ku guuleystay Musharaxa Joe Biden oo sheeko cusub keenay

Maamulka gobolka Georgia ee dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in mar kale dib loo tirin doono dhammaan codadkii doorashada madaxweynaha ee gobolkaas laga dhiibtay. Qaabka tirinta ayaa noqon doona mid gacanta loo adeegsado, iyadoo la joojiyey mnishiinadii tirinta loo adeegsanayey sida uu sheegay Xoghayaha Georgia Brad Raffensperger Tallaabadan ayaa ah tii uu Talaadadii codsanayay ololaha … Continue reading Gobol codadkiisa uu ku guuleystay Musharaxa Joe Biden oo sheeko cusub keenay